Kursigii uu Ku Fadhiyay Wasiirka Maalyada Beyle oo Maantay la Doortay

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Beyle oo afartii sano ee la soo dhaafay aad ugu dhowaa Madaxweyne Farmaajo ayaa lumiyay kursigiisa Xildhibaanimo, waxaana maanta kursigaas ku soo baxay Prof Abiib oo garabka Rooble ah.

Prof Abiib sidoo kale waxa uu mar saaxiib la ahaa Villa Somalia waana milkiilaha Macadka Raas oo mar dood Live ah u qabtay Madaxweyne Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*