Home Wararka Somaliya Galmudug Wafdi culus oo Kasocday UNka oo Gaalkayo Kula Kulmay Mayorka Magaladaas(Sawiro)

Wafdi culus oo Kasocday UNka oo Gaalkayo Kula Kulmay Mayorka Magaladaas(Sawiro)

0

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxman Shiikh Xasan Oo ay weheliyaan Ku Xigenkiisa Eng Maxamed Cabdi Cilmi iyo Lataliyaha Sare ayaa Maantay Xarunta Dowladda Hoose ku Qaabilay ku Xigeenka Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya iyo Xubno la Socday.

Wafdigan ka Socday Hay’adda UNCHR oo ay Hogaaminaysay Marwo Terhas Berhe ayaa Maayarka Degmada kala hadashay Dar dar Galinta Barnaamijka Xalka Waara Oo DeegaamiinLoogu Sameynaayo Dadka Barakacayaasha ah Ee ku nool Degmada Gaalkacyo.

Kulanka Kadib Maamulka Degmada iyo Wafdiga UNHCR Ayaa kormeer ku tagay goobta loo diyaariyey in laga hirgeliyo Barnaamijka Xalka Waara oo ay u qorsheysay Maamulka Degmada in dib u dejin loogu sameeyo Qoysaska Barakacyasha ah ee Magaalada Gaalkacyo.

Ad
Previous articleWasiir Beyle “Kursigayga waxaan ku waayay waxyaabo badan oo ku saabsan Ilaalinta Miisaaniyada Dalka”
Next articleDhimasho iýo dhaawac Farabadan oo Ka Dhashay Ciyaar Xalay Dhacday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here