“Kursigayga waxaan ku waayay waxyaabo badan oo ku saabsan Ilaalinta Miisaaniyada iyo Daahfurnaanta Mashaariicda oo aan iska diiday in aan fuliyo, Qandaraas aan golaha wasiirada ansixin ilaa Madaxweynuhu saxiixo waan iska diiday ” Wasiirka maaliyada Soomaaliya.
Beyle ayaa kursigiisa waayay, waxaana uu diiday Is diwaangalin tartanka iyadoo ergada dooranaysa uu sheegay in si ba’an loo musuqmaasuqay, Shir uu qabtay ayuu kusheegay in Kursiga beeshii lahayd ay ku fariisanayso, Diidmada in uu saxiixo heshiisyo iyo qandaraasyo sharci darro ah ayuu sheegay in lagu colaadiyey xiligan kala guurka ah.
Ad