Home Wararka Maanta Wasaarada Amniga oo Fasaxaday Baannbaxa Beri Dhici Doona xili Gobalka Banaadir Diiday

Wasaarada Amniga oo Fasaxaday Baannbaxa Beri Dhici Doona xili Gobalka Banaadir Diiday

0

Wasaarada amniga Soomaaliya ayaa fasaxday Banaanbaxa berri ka dhacaya Muqdisho ee looga soo horjeedo MW-ne Farmaajo, iyadoo uu hore udiiday maamulka gobalka Banaadir.

Banaanbaxaan ayaa Waxaa Shalay Diiday Gobalka Banaadir kaas oo Sheegay inaan La qaban Karin.

 

lama Oga Sida ay uga Soo Jaawabi Doonaan Gobalka iyo inay Fasixi Doonaan

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo Maanta Dalka dib ugu Soo calisay Dhalinyaro ku xirnaa Liibiya (Sawiro)
Next articleDeg Deg Qarax Xoogan oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo faahfaahin kasoo baxaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here