Home Wararka Maanta Warbaahinta Qaranka oo marki ugu Horaysay adeegsatay erayga Madaxweynihii Hore ee Farmaajo...

Warbaahinta Qaranka oo marki ugu Horaysay adeegsatay erayga Madaxweynihii Hore ee Farmaajo iyo Raysulwasaraha Oo War soo Saaray

0

Telefishinka Qaranka Aayaa Marki ugu Horaysay adeegsaday ee earayga Madaxwaynihii Hore:

Warka ka soo baxay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee khuseeya shaqada Ra’iisul Wasaaraha iyo isku daygiisa in uu ciidan kula wareego xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waa tallaabooyin baal marsan dastuurka iyo sharciyada dalka, mas’uuliyadda wixii ka dhashana waxaa qaadaya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sidii caadiga ahayd u wataa shaqo maalmeedkiisii, waxaana ka go’an in uusan cidna uga heybeysan gudashada waajibaadkiisa Qaran, si uu dalka u gaarsiiyo doorasho horseedda in awoodda lagula kala wareego si nabad ah.

Ad
Previous articleWasiirka ku Xigeenka Warfaafinta Oo Sheegay inuu Afgambi kasocdo Madaxtooyada
Next articleMaraykanka oo War Deg Deg ah kasoo Saaray Xiisada Ka Taagan Villa Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here