Home Wararka Somaliya Wasiirka ku Xigeenka Warfaafinta Oo Sheegay inuu Afgambi kasocdo Madaxtooyada

Wasiirka ku Xigeenka Warfaafinta Oo Sheegay inuu Afgambi kasocdo Madaxtooyada

0

Qoraal uu kusoo Qoray baryiisa Facebook ayuu ku yiri Sidaan:

Waxa socda saaka waa afgambi dadban mase guulaysanayo.

Raysulwasaare  Rooble wuxuu leeyahay Xafiis shaqo oo uu Dastuurku Fariisiyay.

In Ciidan Sharci darro lagu geeyo si looga hor istaago waxeey furaysaa albaab cusub mana shaqayndoonto insha allaah.

Warkaan ayaa kusoo Beegmaaya Xili Ciidamada Taabacsan farmaajo ay lawaregeen Xafiiska Rooble.

Ad
Previous articleMaxuu Salka ku Hayaa Safarka Madaxweynaha Galmudug uu ku tagayo Magaalada Muqdisho
Next articleWarbaahinta Qaranka oo marki ugu Horaysay adeegsatay erayga Madaxweynihii Hore ee Farmaajo iyo Raysulwasaraha Oo War soo Saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here