Home Wararka Somaliya Maraykanka oo War Deg Deg ah kasoo Saaray Xiisada Ka Taagan Villa...

Maraykanka oo War Deg Deg ah kasoo Saaray Xiisada Ka Taagan Villa Soomaaliya

0

Maraykanka ayaa sheegay in loo baahan yahay degdeg in loo joojiyo xasaradaha maanta Villa Somalia ka taagan.

 

Xili Raysulwasaare rooble iyo Madaxweyne Farmaajo ayay hub uruursi Xoogan Ka wadaan Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya oo ay Kuwada Suganyihiin arintaan ayaa Ka Danbaysay kadib Markii Saakay Farmaajo Ciidamo Ku Daadiyay Albaabka Laga galo Xafiiska Raysulwasaraha Soomaaliya ee Rooble

Ad
Previous articleWarbaahinta Qaranka oo marki ugu Horaysay adeegsatay erayga Madaxweynihii Hore ee Farmaajo iyo Raysulwasaraha Oo War soo Saaray
Next articleRaysulwasaare Rooble oo lug ku Tagay Xafiiskiisa(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here