Home Wararka Somaliya Galmudug Wararkii Ugu Danbeeyey ee Dagaalkii Alshbaab ku Qaadeen Deegaanka Qaayib iyo Meydad...

Wararkii Ugu Danbeeyey ee Dagaalkii Alshbaab ku Qaadeen Deegaanka Qaayib iyo Meydad Daadsan Qaayib

0

Maleeshiyada AS ayaa saakay dagaal culus kusoo qaaday deeganka Qaayib ee gobolka Galgaduud halkaas oo fariisin u ah ciidamada xoreynta reer Xaaji Saleeban

Ciidamada deeganka oo dagaal culus kala hortagay kooxdii soo weerartay ayaa ku guuleystay inay jabiyan maleeshiyada AS

Tiro meydad ah ayaa maleeshiyada AS uga carareen gudaha deeganka Qaayib

Dagaal dabagal ah oo logu baacsanayo maleeshiyada alshabaab ayaa haatan kasocda deegan hoostaga Xiindheere halkaas oo ay u baxsaden haraadiga AS

 

Ad
Previous articleDEG DEG: ALSHABAAB oo Weerar Culus oo Qaraxyo ku Bilowday Ku Qaaday Degaanka Qaayib ee Galmudug
Next articleAxmed Madoobe oo P.M Xamze ka Codsaday in Gacantiisa Lagu Soo Celiyo Gobalka Gedo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here