Home Wararka Maanta Wararkii ugu Danbeeyey Diyaar garow Dagaal oo Laga Dareemaayo Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo...

Wararkii ugu Danbeeyey Diyaar garow Dagaal oo Laga Dareemaayo Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel

0

Maalmihii Lasoo Dhaafay Waxaa Jiray Cabsi Xoogan oo Ku aadan Weearar ay Soo Qaadaan Ciidamada Ahlusuna Ee Ku Sugan Degaanka Bohol.

Guriceel iyo Dhuusamareeb ayaa Dowlada Galmudug ku Diyaarisay Ciidamo Badan  Si ay Ula Dagalamaan Ciidamada Ahlusuna.

Sargaal lagu magacaabo Qaardheere iyo ciidamo uu wato ayaa dagay bannaanka hore ee Waqooyiga magaalada Guriceel.

Qaardheere waa taliyaha madaafiicda goobta ee qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka oo fadhigoodu yahay Dhuusomareeb.

Ciidankaan ayaa wata gaari uu saaranyahay qori Zuu ah iyo baabuur kale oo badan.

Ad
Previous articleNin Ajnabi ah oo Isku Qarxiyay Xerada Ceelbaraf ee Dhawaan La Weeraray iyo Alshabaab oo Shaacisay Dalka Uu U Dhashay
Next articleCabdiraxman Cabdishakur oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Xildhibaanada uu Codka Ka Rabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here