Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Loogaystay Wasiir Xasan Axmed Muudey

Wararkii Ugu Danbeeyey Dilka Loogaystay Wasiir Xasan Axmed Muudey

0

Kooxda Al-Shabaab ayaa magaalada Muqdisho ku dhex dishay wasiir hore oo ka tirsanaa maamulka HirShabeelle, sida ay ogaatay Mudug24 masuulkaas waxaa caawa lagu dilay degmada Yaaqshiid.

Masuulka la dilay waxaa lagu magacaabi jiray Xasan Axmed Muudey, wuxuuna wasiirka beeraha ka soo noqday dowlad goboleedka HirShabeelle.

Koox ku hubeysan bistoolado ayaa marxuumka Makhribkii ku dishay xaafadda Godey-Makane ee degmada Yaaqshiid, waxaana goobta ka baxsatay kooxdii dilka geysatay.

Kooxda Al-Shabaab ayaa caawa soo saartay qoraal ay ku sheeganeyso dilka wasiirkii hore ee beeraha HirShabeelle Allaha u naxariistee Xasan Axmed Muudey.

Ad
Previous articleXabad joojin lakala Dhex Dhigay CiidamonBeeleedyo uu Dhex maray Dagaal dhiigbadan Ku Daatay
Next articleGalmudug oo Laga Daremaayo Abaabul waydaan Ahlusuna Waljamaaca iyo Amaro Culus oo lasoo Rogay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here