Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Laga Daremaayo Abaabul waydaan Ahlusuna Waljamaaca iyo Amaro Culus oo...

Galmudug oo Laga Daremaayo Abaabul waydaan Ahlusuna Waljamaaca iyo Amaro Culus oo lasoo Rogay

0

Taliska Booliiska Deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa soo rogay amaro cusub oo lagu sugayo ammaanka, kadib markii maalmahan ay soo baxayeen warar sheegayey in uu jiro abaabul ciidan oo uu wado Gen. Saadaq Sheikh Yuusuf oo kamid ah Saraakiisha kooxda la magac baxday Ahlusunna ee deegaankaasi ku abtirsada.

Warka Booliiska ayaa lagu farey dadka qodobadan kala ah.

1: In cid aan aheyn laamaha Amniga ka Shaqeynaya aysan hub ku dhex qaadan karin Magaalada Huurshe talaabana laga qaadayo.

2: In la mamnuucay gaadiidka ay ku xiran yihiin Muraayaha Madow ee (Bensalka) ismarkaana waxaa la farey gaadiidka istimaala muraayahada madow kuwa raaxada iyo kuwa BL ka ah in ayaa yimaadaan Saldhiga.

Arinkaan Ayaa Kusoo Aadaysay Xili Waqtiga Madaxweyne Qoorqoor ay ka Dhimantahay mudo Dhan 5 Biloow Walow Baarlamaanka Galmudug Halsano oo Mudo kordhin ah usameeyeen.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Dilka Loogaystay Wasiir Xasan Axmed Muudey
Next articleWAR DEG DEG AH: Qarax Ismiidaamin ah oo Ka dhacay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here