Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Kasocda Saakay Laasacaanood

Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Kasocda Saakay Laasacaanood

0

Hub culus ayay isweydaarsanayaa ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee kusugan duleedka Laascaanood, gaar ahaana aaga lagu magacaabo Isku dhoonka oo kamid ah goobaha ay isku horfadhiyaan labada dhinac.

Labada dhinacba waxay wadaan dhaqdhaqaaq ciidan oo xoog leh, qolo kastana sidii ay damaceeda u meelmarin lahayd ayay xooga saaraysaa.

Maanta, Laascaanood waxaa tagaya wafdi Isimo dhaqan ah oo ka yimi Koonfurta Soomaaliya, kuwaas oo ay dawladda faderaalka taageerayso, waxayna ka dib kulamada Laascaanood u gudbi doonaan Hargeysa oo ay kula kulmayaan madaxda Somaliland.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Puntland oo weji gabax iyo dhalleeceyn kala kulmay kulankii uu Dhawaan la Qaatay Beessha Caalamka
Next articlePuntland Oo Xukun Dil Toogasho Ah Ku Riday 10 Ka Tirsan Al-Shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here