Home Wararka Somaliya Somaliland Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Kasocda Laasacaanood oo Maantay Waji kale Yeeshay

Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Kasocda Laasacaanood oo Maantay Waji kale Yeeshay

0

Sida ay xaqiijinayaan wararka laga helayo magaalada Laascaanood, dagaal ayaa kasocda labo jiho oo kala ah barriga iyo Galbeedka magaalada, kaas oo u dhaxeeya dadka deegaanka iyo ciidanka Somaliland.

Dhinaca galbeed-ka waa jiho cusub oo aan maalmihii lasoo dhaafay lagu dagaalamin, laakiin maanta lagu dagaalamayo, labada dhinacba, sida ay xaqiijinayaan wararka la helayo.

Mahad Cambaashe, oo ah Sarkaalka  ugu daacadsan ee ay Somaliland ugu kalsooni badan tahay xubnaha kasoo jeeda SSC, ee qadiyadeda aaminsan ayaa aagaas kusugnaa mudooyinkii dagaalkan socday, isagoo maalmo kahor sheegay in uu duulaan ku qaadayo ciidanka deegaanka.

Ad
Previous articleKoox ciyaal weero ah oo wiil 12 sano jir ahaa ku dilay Magaalada Muqdisho Xili Alshabaab u Hanjababeen
Next articleBuuq Iyo Fowdo Maantay Kaa Taagan Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ogoow Sababta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here