Home Wararka Somaliya Galmudug Wararkii ugu Danbeeyey Alshabaab Farabadan oo Markale lagu Dilay Dagaal ka Dhacay...

Wararkii ugu Danbeeyey Alshabaab Farabadan oo Markale lagu Dilay Dagaal ka Dhacay koonfurta Gobalka Mudug

0

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ku dhawaad 30 ka tirsan kooxda Al-shabaab maanta lagu dilay howlgal ay ciidamada xoogga Dalka, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka ka sameeyeen deegaanka Faarax Aadan, kaasoo ku fiday deegaanka Wadaariq oo Al-shabaab ay ku laheyd saldhig weyn.

“Dagaal culus oo saacado badan socday ka dib ciidamada ayaa halkaas ku jabiyay kooxda khawaarijta ah, waxeyna ka sareen godadkii ay ku dhuumaleysanayeen” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay maamulka Galmudug oo sidan hoose u qornaa.

Koonfurta Gobalka Mudug Ayaa Maalmihii Lasoo Dhaafay Waxaa kasocday Dagaal Culus oo Alshabaab Gooba Badan looga Saaray Askar Badana Looga Dilay

Ad
Previous articleQaramada Midoobay: 2022 wuxuu ahaa kii ugu dhimashada badnaa Soomaaliya tan iyo 2017
Next articleWaa kan Musharax ay wadato Xukuumada Xasan Shiikh iyo Malxiiskiisa oo qaatay shahaadada Musharaxnimo ee Kursiga HOP86 ee Fahad Yaasiin loo Diiday(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here