Home Wararka Maanta Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ay dowladda kula jirto Al-Shabaab

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ay dowladda kula jirto Al-Shabaab

0

Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay inay kulaalayaan deegaanka masaajidka Cali Guduud ee gobolka Shabeellada Dhexe, halkaas oo ay dagaallo qaraar todobaadkan bilowgisii ku dhexmareen ciidamada dawladda iyo kuwa Al-Shabaab.

Dhanka kale Milatarigu waxa uu soo weriyay in 48 kii saac ee la soo dhaafay Al-Shabaaab laga saaray dhawr tuulo oo ka tirsan gobollada Galgaduud, Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.

Miltariga ayaa iska fogeeyay eedo loo jeediyay tan iyo markii uu bilowday hawgalka cusub ee ka dhanka ah Al-Shabaab ee ay iska kaashanayaa miliishiyooyinka qabaa’ilka iyo ciidanka dawladda, kuwaas oo ah inay hubaynayaan qabaa’illo gaar ah.

 

Ad
Previous articleDEG DEG: Wasiirka Amniga Galmudug oo lamagacaabay
Next articleAadan Barre oo iska casilay xildhibaanimadii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here