Home Wararka Maanta War deg deh Ah: Qarax ka dhacay Gaalkacyo dhanka Galmudug

War deg deh Ah: Qarax ka dhacay Gaalkacyo dhanka Galmudug

0

Wararka laga helayo Gaalkacyo qeybta Galmudug ayaa sheegaya in Halkaasi uu dhacay Qarax xoogan sida uu ku waramayo wariyaha Mudug24 ee Gaalkacyo.

Qaraxa ayaa ahaa Mid laga soo buuxiyay Mooto Bajaaj waxana Mootada ay qaraxday Kaligeed iyadoo u soo dhow Hotelka Empasy ee Gaalkacyo.

Ku dhawaad 3 Qof ayaa Sarnaa Mootada Bajaajta kuwaasi oo warar hordhac ah ay sheegayaan in ay dhinteen.

Ciidan ka tirsan Galmudug ayaa la wareegay Goobta uu ka dhacay Qaraxa.

Lasoco wararka soo kordha

Ad
Previous articleGuddiga Baaraya Askari dhawaan la dilay God qashina Lagu riday oo Maanta la kulmay Ehelka Askariga
Next articleDowladda Soomaaliya oo caawa joojisay Munaasabad Lagu xusayay Xuska 18 May ee Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here