Home Wararka Somaliya Somaliland Dowladda Soomaaliya oo caawa joojisay Munaasabad Lagu xusayay Xuska 18 May ee...

Dowladda Soomaaliya oo caawa joojisay Munaasabad Lagu xusayay Xuska 18 May ee Somaliland

0

Dawladda Somaliya oo joojisay Xaflad lagu xusayay 30 guuradda ka soo wareegtay gooni isu taaga Soomaaliland oo lagu waday in caawa ay ka dhacdo Hotel Elite ee Magaaladda Muqdisho.

Maamulka Hotelka ayaa ku wargeliyay qaban qaabiyaashi Xafladda in ay soo gaadhay warqad lagu joojinayo Xaflada sidaasi darteedna aan Hotelka lagu qaban karin.

Waa markii labaad ee ay joojisay Dawladda Somaliya Xaflad lagu xusayay 18 may oo la rabay inay Muqdisho ka dhacdo iyadoo markii u horeysay laga joojiyay dhalinyaro ka soo jeeday Somaliland 2012-kii.

Warar Maanta soobaxay ayaa sheegaya in Xafladaan uu Amray Ra”isul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed balse Boliiska Soomaliya ay Hor istaagtay

Ad
Previous articleWar deg deh Ah: Qarax ka dhacay Gaalkacyo dhanka Galmudug
Next articleMadaxweynaha galmudug oo caawa La caweeyay Bulshada Magaalada Galkacyo (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here