Home Wararka Maanta WAR DEG DEG: Wasiirki Amniga Soomaaliya oo ka Mid noqday Dadka ku...

WAR DEG DEG: Wasiirki Amniga Soomaaliya oo ka Mid noqday Dadka ku Waxyeloobay Qaraxyada Muqdisho Ruxay Caawa

0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxa qaraxyo waaweyn oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan aagga godka Jilicow oo u dhow madaxtooyada Soomaaliya.

Ugu horeyn qarax weyn loo maleynayo is-miidaamin ayaa dhacay, kadibna waxaa xigay qaraxyo kale iyo rasaas toos ah.

Dad ka ag dhow aagaas ayaa Mudug24 sheegay in koox hubeysan ay gudaha u gashay Hotel lagu magacaabo Villa-Reys.

Weli waxaa laga maqlayaa aaggaas rasaas si darandoori ah u dhacaysa.

Wararka Hordhaca ah ayaa Sheegaaya in Wasiirkii amniga Dowlada Soomaaliya Doodishu uu ku Dhaawacmay Qaraxyada Cawa Ruxay Muqdisho.

 

Ad
Previous articleGalmudug oo go’aan adag ka soo saartay Odayaal Cadaado ka tagay oo galay Al-shabaab
Next articleWararkii ugu dambeeyey Hotelka Villa Rose & Alshabaab oo Wali ka Dhex Dagaalamaaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here