Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo go’aan adag ka soo saartay Odayaal Cadaado ka tagay oo...

Galmudug oo go’aan adag ka soo saartay Odayaal Cadaado ka tagay oo galay Al-shabaab

0

Wasaaradda Amniga Gudaha ee maamulka Galmudug ayaa War Saxaafadeed ka soo saartay Odayaal Dhaqameedyo ka tirsan mid ka mid ah beelaha dega gobolada dhexe oo ku biiray Al-Shabaab.

War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in odayaashan oo saddex ah ay ku xukun yihiin Al-shabaab, iyadoo ciidamada Galmudug loogu baaqay iney gacanta ku soo dhigaan meel kasta oo ay ku arkaan si sharciga loo horkeeno.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA  

Ad
Previous articleAlshabaab oo Maantay lagala Wareegay Magaalo muhiim u ahayd ee Gobalka Sh.Dhexe
Next articleWAR DEG DEG: Wasiirki Amniga Soomaaliya oo ka Mid noqday Dadka ku Waxyeloobay Qaraxyada Muqdisho Ruxay Caawa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here