Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah:Alshabaab oo Qaraxyo ismiidaamin ah ku Qaaday Dhusamareeb

War Deg Deg ah:Alshabaab oo Qaraxyo ismiidaamin ah ku Qaaday Dhusamareeb

0

Alshabaab ayaa Saakay Qaraxyo Culus oo Ismiidaamin ah kusoo Qaaday Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Laba Qarax oo Culus oo mudo labaatan Daqiqo ah kala Danbeeyey ayaa Ka dhacay Banaanka Laga ilaaliyo Aaga Madaxtooyada Galmudug oo ee uu ku Suganyahay Madaxweyne Xasan Shiikh.

Labada Gaari aya isku Dayay inay Xoog kusoo jiiraan koontaroolo ay ku Sugnaayeen Ciidmada nabad sugida Balse Ciidmada Dowlada ayaa Rasaas Huwiyay Qaraxyadaan ayaana Dhacay ayadoo lagu Wado Rasaas Culus.

Warar Hordhac ah aya noo xaqiijiyay in  Gaariga Danbe uu ahaa Nooca loo Yaqaano laylo Calawi oo ka Timid Wada Magaalada Muqdisho kaas oo ku Qarxay kontaroolka laga Soo Galao Dhuusamareeb.

Lama oga Khsaaeaha Kaa Dhasahay Qaraxyadaan Ciidamada Amaanka ayaa Xalay iyo Habeen Hore Dadka Dhuusmareeb ku wargaliyay in Magaalada Qaraxyo ku jiraan Xogtaan ayaa Waxaa bixiyay Nin ka tirsan alshabaab oo Maalin kahor Gacanta lagu soo dhigay.

 

Ad
Previous articleEyga Biden oo markii labaad qaniinay ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha
Next articleDhulgariir ka dhacay Jamhuuriyadda Jabuuti

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here