Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: WhatsApp oo hawada ka baxay.

WAR DEG DEG AH: WhatsApp oo hawada ka baxay.

0

Waxaa hawada ka maqan barta WhatsApp-ka oo ay dad badan si weyn u adeegsadaan, waxay arrintan saameysay dad isticmaala WhatsApp guud ahaan caalamka.

Shirkadda Meta ee leh WhatsApp ayaa saaka shaacisay ciladdan.

Dad badan ayaa baraha bulshada ku baahinayay cabasho ku aadan in farriimaha WhatsApp-ka aan la isugu diri karin ama wax farriin ah uusan qofka heleynin.

WhatsApp, waxaa isticmaalaa ku dhawaad 2 bilyan oo qof guud ahaan caalamka.

Waa mid kamid ah baraha caanka ka ah adduunka.

Ad
Previous articleGudoomiye aadan Madoobe oo hospitalka Ku Booqday Gudoomiye Jawaari
Next articleDEG DEG: War Cusub oo Kasoo Kordhay Deegaanka Qaayib oo Galmudug Weerar Cir iyo Dhul ah Ku Qaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here