Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah: Rag Ka Tirsan Alshabaab oo Lagu Qabtay Degaanka...

War Deg Deg ah: Rag Ka Tirsan Alshabaab oo Lagu Qabtay Degaanka Cadakibor

0

Gaari nuuca xamuulka ah iyo Afar Nin oo looga shaki san yahay in Alshabaab ay ka tirsan yihiin ayaa lagu qabtay deeganka Cadakibir ee G/Galgaduud.

Gaari oo ah BG ayaa waday xoolo nool oo ah kuwii horay looga dhacay dadka deegaanka, Raga gaari ayaa la tuhun san yahay in Alshabaab ay ka tirsan yihiin.

Arrinkaan ayaa imaanaya xilli beesha reer xaaji saleeman oo degta deeganada cadakibir,Baxdo , iyo maarsamuuge eey dagaal xoogan kula jiraan  kooxda argagixisada Al.shabaab.

Ad
Previous articleBeel ka Mid ah beelaha Sacad oo Maantay Cabasha Xoogan Ka Muujiyay Madaxweyne Qoor Qoor(Sawiro)
Next articleWeerar toorey loo adeegsaday oo lagu Laayay Ciidamo Ka tirsan Booliska London (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here