Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Mu,adinkii Shalay Dilay imaam Masaajid oo Lasoo Qabtay

WAR DEG DEG AH: Mu,adinkii Shalay Dilay imaam Masaajid oo Lasoo Qabtay

0

Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Warta nabadda ayaa saaka gacanta ku soo dhigay nin lagu eedeeyay in uu dil ugaystay imaamka masaajid ku yaala deegaanka Garasbaaleey, halka uu dhaawacay mu’adinkii masaajidka Shalay oo bishu ahayd 29 bisha March.

Eedaysanaha ayaa dilka u adeegsaday baangad, waxaana la sheegay in uu tabliiq ahaay masjidkana uu moddo joogay.

Mu’adinka ayaa la sheegay inuu dilay Imaamkii Masjidka, kadib shaqaaqo ka dhex-dhacday gudaha masjidka, waxaana sidoo kale uu dhaawacay wiil kale oo dhalinyaro ah.

Dhacdada ayaa timid muran soo kala dhex-galay wiilka yar oo gacan yare u ahaa imaamka geeriyooday iyo wadaadka mu’adinka ah, waxaana meesha ka dhacay gacan ka hadal.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Usaama oo kamid ahaa Dhalinyarada Baladweyne oo lagu dilay Magaladaas
Next articleSafiirkii Dawladda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Indonesia Amb Kayse Gurey oo Hargaysa Lagu Xiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here