Maxakamada Racfaanka Gobalka Banaadir oo La filaayay inay Maantay Ku Dhawaaqdo Go,aanka Sayid Cali Macalin Daauud oo Loo Haysto inuu Gubay Xaaskiisa ayaa Goordhow Lagu Dhawaaqay.
Maxkamada Racfaanka Gobalka Banaadir ayaa Sayid Cali Macalin Daauud Ku Xukuntay Dil Toogasha ah Taas oo Qisaastii Xaaskiisa luul cabdi casiis kuna raacday Maxkamadii hore eeĀ Sayidcali Macalin daauud horay ugu xukuntay Dil Toogasha ah.
Sayid Cali Macalin Daauud ayaa Horay Maxkamada Gobalka Banaadir Ugu Xukuntay Dil Tooogasha ah Taas oo Garyaqaanada Difaacaayay ay Racfaan ka qaateen Maxkamada Racfaanka ayaana Mudo Afar jeer ah ka Fariisatay Kiiska Sayid Cali oo maantay ay soo Gabagabaysay.
luul Cabdicasiis oo Mudo ku dhow Bil Qaboojiye Ku jirtay ayaa Ugu Danbayn La,aasay Kadib Markii Sayid Cali Macalin Daauud Lagu Xukumay Dil Toogasha ah
Xiisada u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea ayaa sare u kacday, iyadoo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal uu si xowli ah u sii kala fogaanayo. Arrintan waxay salka ku haysaa RabitaankaĀ
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu xigay dagaal toos ah oo waabarigii hore ee saakay kooxda