Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Horjoogayaal Sar sare oo ka Tirsan Alshabaab oo...

WAR DEG DEG AH: Horjoogayaal Sar sare oo ka Tirsan Alshabaab oo lagu Qabtay Galmudug

0

Ciidamada xooga dalka gaar ahaan kuwa Danab iyo ciidamada gaarka ah ee PSF ayaa gudaha deegaanka Ceelhuur ee gobolka mudug ku qabtay horjoogayaalka tirsan dagaalamayaasha al Shabaab

Horjoogayasha ay gacanta ku dhigeen ciidamada Xooga dalka iyo PSF oo labo ka mid ah ay cadaan ahaayeen ayaa la sheegay iney doonayeen iney doon ka raacaan xeebaha deegaankaasi si ay uga fakadaan ciidamada is garabsanaya

Qabashada sarakishan ayaa ku soo aadeyso xili cidamada kala duwan ay kabiga ka hayaan deegaanka Caad ee koofurta gobolka Mudug.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMuqdisho oo lagu Arkay Raisal Wasaare Hore oo Dhex Lugeenaya Wadooyinka. Sawiro
Next articleWeerar Khasaaro geestay oo lagu qaaday safaaradda dowladda Azerbaijan magaalada Tehran (Sawirro)