Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Dowlada Soomaaliya oo Saxiixday Heshiis Dowladii Farmaajo Laga...

WAR DEG DEG AH: Dowlada Soomaaliya oo Saxiixday Heshiis Dowladii Farmaajo Laga Diiday oo Muran Badan Dhaliyay Xiligaas

0

Dawladda Soomaaliya ayaa qalinka kuduugtay Heshiis Shidaal Soo saarid ah oo ay horey Dawladdii M/weyne Farmaajo u diiday sharciyadiisa.

Heshiiskan ayaa wasiirkii hore ee Shidaalka Soomaaliya Mr, Sheekhaalow saxiixay, Madaxweyne Farmaajo ayaa diiday sharciyada heshiiskaas oo aan lamarin Habraacyadii rasmiga ahaa, Mucaaradkii xiligaas oo uu horboodayay Madaxweyne Xassan ayaa Khiyaamo-Qaran kutilmaamtay oo lagu xaraashayo Kheyraadka dalka.

Maalmo kahor, Madaxweyne Xassan ayaa sheegay in ay dhici doonaan go’aamo xasaasi ah oo ay layaabi doonaan dadka Soomaaliyeed, sidaas oo kale Mareykanka ayuu ka sheegay in ay kudhiiran doonan Shidaalka saxiixida heshiiskiisa.

PUNTLAND: ayaa dhawaan kahortimid dhammaan dadajinta Howlaha Shidaalka iyo Heshiisyadodoa.

Ad
Previous articleWar Deg Deg Ah:- Raisul Wasaaraha UK Liz Truss oo iska Casishay Xilkeeda
Next articleLiz Truss oo is cashisay kadib 45 Maalmood oo Xilka Raysulwasaraha UK Haysay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here