Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Dagaalo Culus oo Saakay Ka Qaraxay Magaalooyinka Laasacaanaad...

WAR DEG DEG AH: Dagaalo Culus oo Saakay Ka Qaraxay Magaalooyinka Laasacaanaad iyo Garowe

0

Dagaal xooggan ayaa hadda ka socdaa magaalada Laascaanood, waxa uuna dagaalka u dhaxeeya ciidanka deegaanka iyo Millateriga Somaliland.

Dagaalkaan ayaa kusoo aaday iyo Ismimada Magaalada Laasacaanood ay Maantay Soo Gabagabayn lahayeen Shir Mudo ku dhow Asbuuc Magaladaas uga Socday.

Maamulka Soomaaliland ayaana Aad uga Soo Horheeday Shirkaas oo Dhulbahante uu doonaayay inuu uga Baxo Soomaaliland.

Dhanka akale Is rasaasayn u dhaxeysa ciidan taabacsan Madaxweynaha Puntland iyo kuwa kasoo horjeeda ayaa hadda laga maqlayaa gudaha magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

 

Ad
Previous articleMaamulka Galmudug oo dowlada Qatar u gudbisay dalab la xiriira dagaalka kooxda Al-Shabaab
Next articleSomaaliland oo War kasoo saartay Dagaalka Ka Qarxay Magaalada Laasacanood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here