Home Wararka Maanta wafdi u hogaaminaayo Raysulwasaarihii hore ee Soomaaliya oo Maantay lagu wado inay...

wafdi u hogaaminaayo Raysulwasaarihii hore ee Soomaaliya oo Maantay lagu wado inay Gaaran Garowe

0
Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo kamid ah Isimadda dhaqanka ee Puntland iyo Raysalwasaare Hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo hogaaminaya wafdi ayaa maanta tagaya Garoowe.
si ay hormuud uga noqdaan xal uhelida xiisadii Boosaaso, labada dhinac ayaa ka kala imaanaya Nairobi iyo Gaalkacyo Madaxweyne Deni ayaa xalay sheegay in uu nabad iyo wada hadal diyaar u yahay.
Dagaaalo Qaraar ayaa maalmihii lasoo Dhaafay Ka dhacay Magaalada Bosaaso kaas oo u dhaxeeyey Ciidamada PSF iyo Ciidamada Darawiishata puntland Lama Oga in ay Soo afjari Donaan Khilaafkaan iyo inkale Wafdigaan maantay la filaayo inay Gaaraan Magaalada Garowe.
Ad
Previous articleImaam Somaali ah oo caan ka ahaa Maraykanka oo maalmo lawaysanaa oo Lahelay Meydkiisa
Next articleAgaasimihii Guud oo lagu edeeyey Musuqmaasuq oo Xilka laga qaaday iyo Mid Cusub oo lamagacaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here