Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Wafdi U hogaaminaayo Cali Jayte oo Baladweyne Safar Dhulka ah uga Baxay...

Wafdi U hogaaminaayo Cali Jayte oo Baladweyne Safar Dhulka ah uga Baxay Oo Gaaray Buulaburde(Sawiro)

0

11-Sanno kaddib gaadiidkii ciidanka Xoogga dalka oo galbinaya guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa soo safar dhanka dhulka ah oo uu kaga soo amba baxay magaalada Beledweyne waxa uu ku soo gaaray degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan.

Wafdiga Gu. Jeyte waxaa qeyb ka ahaa Xildhibaanmo Wasiirro iyo Odayaal dhaqan waxaana soo dhaweyn sare loogu sameeyay degmada buula burte.

Ad
Previous articleDhalinyaro Dalka Dibadiisa Ku Xirnaa oo Xabsiga laga Soo Daayay
Next articleSaraakiil Sare oo Kormeeray Degaanadii Shalay Laga Saaray Alshabaab ee Galmudug(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here