Home Wararka Somaliya Galmudug Saraakiil Sare oo Kormeeray Degaanadii Shalay Laga Saaray Alshabaab ee Galmudug(Sawiro)

Saraakiil Sare oo Kormeeray Degaanadii Shalay Laga Saaray Alshabaab ee Galmudug(Sawiro)

0

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa gaaray ilaa shan deegaan oo ku yaala bariga gobolka Galgaduud kuwaasi oo shalay lagala wareegay kooxaha khawaarijta ah ee Al Shabaab.

Deegaanada Dhuumoodle,Abooreey, Dhisiq, Shurufle iyo Dabaco xun ayaa ka mid ah goobta ay tageen saraakiisha oo ay wehliyaan dadka deegaanka, waxaana goobahaasi ay ku arkeen raadka dhibaatooyinka kooxaha khawaarijta ay u geysteen dadka deegaanka oo u badnaa xoolo dhaqato.

Ad
Previous articleWafdi U hogaaminaayo Cali Jayte oo Baladweyne Safar Dhulka ah uga Baxay Oo Gaaray Buulaburde(Sawiro)
Next articleDEG DEG: Ciidamada Huwanta oo goordhow la Wareegay Degmada Buqaqable ee Gobalka Hiiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here