Home Wararka Somaliya Galmudug Wafdi ka socda Hirshabelle oo gaaray Gurceel (Sawiro)

Wafdi ka socda Hirshabelle oo gaaray Gurceel (Sawiro)

0

Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud waxaa Maanta gaaray si weyna Loogu soo dhaweeyay Wafdi ka socda Dowlad Gobaleedka Hirshabelle.

Wafdigaan ayaa waxaa dhawaan Magacaabay Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen waxuuna u Magacaabay inay Gurmad gaarsiiyaan dadka ku Barakacay Dagaalada ka socda Hiiraan.

 

Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Hirshabelle iyo Saraakiil ciidan ayayna ka koobanyihiin waxayna ku sii jeedaan Degmada matabaan ee Gobalka Hiiraan.

Gobalka Hiiraan waxaa ka soconaya dagaalo Culus oo u dhaxeeya Shabaab, Ciidanka Dowladda oo garab ka helaya dadka Deegaanka

Ad
Previous articleMarkab sida shixnad gargaar ah oo ku soo xirtay Dekeda Muqdisho
Next articleDeg Deg Dagaal ka socda Muqdisho iyo Ciidamo Culus oo gaaray Goobta dagaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here