Home Wararka Maanta Wadooyinka Muqdisho oo Maanta la xiray iyo Banaanbax la qorsheenayo (Sawiro)

Wadooyinka Muqdisho oo Maanta la xiray iyo Banaanbax la qorsheenayo (Sawiro)

0

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa saakay xeray Khaar ka mid ah Wadooyinka muqdisho shacabka ayaa waxa ay yihiin kuwo lugtooda maalaya .

Wadooyinka xeran ayaa waxa ay yihiin laga soo bilaabo Isgoysyada Jubba ilaa taalada daljirka dahsoon, Ceelgaabta , Xamar Jajab ilaa Suuqa beerta .

Lama oga sababta wadooyinkaan loo xeray , Inkastoo ay maanta jirto doorashada kuraas ka mid ah kuwa gobalada waqooyi , Lomana xeri jirin markii hore wadooyinkaas ka fog halka ay doorashada ka dhacayso oo ah xerada Janaraal Kaahiye .

Warar ay Heshay Warbaahinta Mudug24 Ayaa sheegaya in Loo xiray Wadooyinka Muqdisho Banaanbax ay Qorsheenayeen dad ka sii jeeda Goballada waqooyi ee Somaliland.

Ad
Previous articleDoorashada kuraasta Soomaaliland oo Muqdisho ka Bilaabatay Xili Khilaaf Xoogan Ka dhex jiro
Next articleMadaxweyne Deni oo Basaaso u Socda iyo 16 kursi oo Taala Magaladaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here