Home Wararka Maanta Doorashada kuraasta Soomaaliland oo Muqdisho ka Bilaabatay Xili Khilaaf Xoogan Ka dhex...

Doorashada kuraasta Soomaaliland oo Muqdisho ka Bilaabatay Xili Khilaaf Xoogan Ka dhex jiro

0

Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Gobolada waqooyi Somaliland SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#247

musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen
1. Musharax xildhibaan marwo, Khadra Maxamed tukaale, iyo
2. Musharax xildhibaan marwo, filsan Jaamac Cismaan.

Musharax xildhibaan Filsan Jaamac Cismaan ayaa ka tanaasushay tartanka.
musharax xildhibaan marwo Khadra Maxamed tukaale ayaa loo qaaday Codka kalsoonida Ergada oo gacan taaga, waxayna heshay 100 cod, 1 qof ayaa ka aamusay tartanka.
Sidaa daraadeed natiijada Hordhaca ah waxa kusoo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#247 Xildhibaan Khadra Maxamed tukaale

Ad
Previous articleDal Muslim ah oo Haweeneey u Magacaabay Garsoore Maxkamad Sare
Next articleWadooyinka Muqdisho oo Maanta la xiray iyo Banaanbax la qorsheenayo (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here