Home Wararka Maanta Wadooyinka Muqdisho oo Maanta la xiray iyo Banaanbax la qorsheenayo (Sawiro)

Wadooyinka Muqdisho oo Maanta la xiray iyo Banaanbax la qorsheenayo (Sawiro)

0

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa saakay xeray Khaar ka mid ah Wadooyinka muqdisho shacabka ayaa waxa ay yihiin kuwo lugtooda maalaya .

Wadooyinka xeran ayaa waxa ay yihiin laga soo bilaabo Isgoysyada Jubba ilaa taalada daljirka dahsoon, Ceelgaabta , Xamar Jajab ilaa Suuqa beerta .

Lama oga sababta wadooyinkaan loo xeray , Inkastoo ay maanta jirto doorashada kuraas ka mid ah kuwa gobalada waqooyi , Lomana xeri jirin markii hore wadooyinkaas ka fog halka ay doorashada ka dhacayso oo ah xerada Janaraal Kaahiye .

Warar ay Heshay Warbaahinta Mudug24 Ayaa sheegaya in Loo xiray Wadooyinka Muqdisho Banaanbax ay Qorsheenayeen dad ka sii jeeda Goballada waqooyi ee Somaliland.

Ad