Home Wararka Maanta Waan Gaariraa oo Mudo kadib Kaso Muqday Gobalka Banaadir

Waan Gaariraa oo Mudo kadib Kaso Muqday Gobalka Banaadir

0

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u farriisatay dhagaysiga garmaqalka kiis dacwadeed ciqaabta ah, lambarkiisu yahay.562/2024 eedeysane ka yahay Hanad Cabdiraxmaan maxamed kaas oo xafiiska Xeer-Ilaaliyaha guud Qaran ka kusoo eeddeyey faafinta Muqaalo iyo sawirro khilaafsan dhaqanka suuban ee Bulshada Soomaaliyeed.

Ugu horreyn Xafiiska Xeer-ilaalinta ayaa soo bandhigtay Muqaalo iyo sawirro uu baraha bulashada ku faafiyay, kuna sheegeen in ay kasoo hor jeedaan dhaqanka bulshada.

Sidookale qareenka eedeysanaha ayaa ku dooday in Hanad Cabdirahaan ayaa sheegay uu beri ka yahay waxyaabaha lagu soo eedeeyay, asagoo sheegay in muqaalada iyo sawirada ay Xeer-ilaalinta caddaymo ahaan u isticmaashay ay yihiin muuqaalo qof kale oo Hanad u eg leeyahay.

Ugu dambeyn Maxkamadda ayaa kiiska soo gabagabaysay si waafaqsan 119 XHCS.

Ad
Previous articleJames Swann oo Soo Gaaray Muqdisho
Next articleKhilaaf Culus oo Markale ka Dhex Qarxay Dabageed iyo Cali Guudlaawe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here