Home Wararka Caalamka Waalidiinta Sweden oo soo wajahay Wal-wal dhanka Caruurta Ah

Waalidiinta Sweden oo soo wajahay Wal-wal dhanka Caruurta Ah

0

Dhawaanahan Waxaa Sweden ka taagan wal-wal soo wajahay waalidka Ajaanibta ee Caruurta ku heesta Dalka kuwaasi oo dhibaato ka dareemaya dhanka Adeega Bulshada oo Caruurta si Qasab ah ugu Qaadanaya.

Waalidiinta Badankooda ayaa bilaabay inay Caruurtooda kala Baxaan Dalka kadib Cabsi soo wajahday iyadoo Dadka Ajaanibta ay bilaabeen Kacdoon looga Hortagayo Falalka ay Dowlada wado.

Talashinka SVT ayaana dhawaan Baahiyay Dhacdo ku aadan Qoys Cabsi ka dareemay Dhanka Adeega Bulshada kuwaasi oo heystay Afar Caruur ah.

Adeega Bulshada ayaa warbixin ka helay dhanka isbitaalka waxana taasi ay noqotay in Baaritaan lagu sameeyo waalidka lakin Kiiska ayaa la xiray markii danbe lagu waayay waalidka.

Iyadoo arintaasi ay jirto Uppsala waxaa ka bilowday Qorshe Maamulka uu ku dajinayo Qoysaska Cabsida lasoo wajahday iyadoo Maamulka uu Magacaabay gudi la kulma waalidiinta.

Dhibaatada Qoysaska soo wajahay waxaa kamid ah in Caruurta looga qaadayo si xoog ah hadii ay Dowlada ay dareento dhibaato ku soo socota Caruurta.

Ad
Previous articleXamze Oo Maamulka Gobolka Banaadir Kala Hadlay Sugida Amniga Magaalada Muqdisho.
Next articleJeneraal Biixi oo Odayaasha Aadan Yabaal ugu baaqay in gabdho u guuriyaan Ciidamada Xoreeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here