Home Wararka Caalamka Waa kuma ninka dhalinyarada ah ee 21 qof ku dilay Maraykanka?

Waa kuma ninka dhalinyarada ah ee 21 qof ku dilay Maraykanka?

0

Ugu yaraan 21 qof, oo ay ku jiraan 19 caruur ah, ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday dugsiga hoose oo ku yaal gobolka Texas ee Maraykanka ka dib markii nin dhalinyaro ah oo hubaysan uu galay dhsimaha iskuulka isagoo si aan kala sooc lahayn raasaas ugu furay.

Ninka weerarka qaaday ayaa, Salvador Ramos, oo 18 jir ah isla markaana deggenaa magaalada Ovalde, kaas oo markii dambe ay booliisku toogteen.

Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in uu ahaa nin qaangaar ah balse ay haysatay dhibaato dhanka hadalka ah kaas oo marar badan lagu jees jeesay.

Madaxweyne Biden ayaa ku baaqay in go’aan geesinimo leh laga qaato sidii looga hortagi lahaa ol’olaha hubka ee Maraykanka.

Ad
Previous articleTaagerayaasha Farmaajo oo la Yimid Qorshe Yaab leh(Xog)
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Bilaabay inuu Xilal Sare u magacaabo Madaxda Mucaaradka iyo Sh Sharif oo Xil loo Magacaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here