Home Wararka Maanta Waa Kuma Magaalooyinka Maanta Lagu qabanayo Doorashada Golaha Shacabka ?

Waa Kuma Magaalooyinka Maanta Lagu qabanayo Doorashada Golaha Shacabka ?

0

Magaalooyinka Muqdisho, Dhuusamareeb iyo Garoowe ayaa maanta waxa ka dhacaysa doorashada xubnaha golaha shacabka BJFS iyadoo goobaha qaar hadaba ay socoto doorashada.

magaalada Muqdisho ayaa lagu dooranayaa 3 Kursi halka Dhuusamareeb iyo Garoowe lagu dooran doono min afar Kursi.

Halkaan kala soco natiijooyinka doorashada.

Ad
Previous articleDoorashada Kursiga uu ku Tartamayo Saadaq Joon oo ka socota Dhuusamareeb
Next articleShirka golaha Wasiirada oo Maantay looga Hadlaayo Ciidamadii lageeyey Baladweyne iyo Rooble oo laga Yaabo inuu Talaabo Qaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here