Home Wararka Somaliya Galmudug Doorashada Kursiga uu ku Tartamayo Saadaq Joon oo ka socota Dhuusamareeb

Doorashada Kursiga uu ku Tartamayo Saadaq Joon oo ka socota Dhuusamareeb

0

Waxaa goor dhaw Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb ka bilaabatay Doorashada Kursiga HOP#248.

Tartanka kursiga HOP#248 oo ay ku tartamayaan Saadaq Cumar Xasan iyo Cabdullahi Xersi Diirshe oo si habsami leh uga socda hoolka Inji ee Magaalada Dhuusamareeb, Galmudug.

Ad
Previous articleSafiya Karaani ayaa Goor Dhawayd lagu Toogtay Meel aan Ka Fogayn Madaxtooyada Soomaaliya
Next articleWaa Kuma Magaalooyinka Maanta Lagu qabanayo Doorashada Golaha Shacabka ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here