Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Shirka golaha Wasiirada oo Maantay looga Hadlaayo Ciidamadii lageeyey Baladweyne iyo Rooble...

Shirka golaha Wasiirada oo Maantay looga Hadlaayo Ciidamadii lageeyey Baladweyne iyo Rooble oo laga Yaabo inuu Talaabo Qaado

0

Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta looga hadlo tallaabadii ciidamada lagu geeyay magaalada Beladweyn iyo ku milinka siyaasadda ee taliyaasha ciidamada Booliska iyo Milateriga.

RW Rooble ayaa xalay qaar kamid ah siyaasiinta reer Hiiraan iyo wasiirka arrimaha gudaha u sheegay in uusan waxba kala socon go’aankii ciidamada lagu geeyay Hiiraan.

Raysukwasaraha ayaa la Sheegay inuu Qorshaynaayo inuu Qaado talaabo uu Xilka uga Qaadaayo Qaar kamid ah Taliyeyaasha arintaan ku lug lahaa.

 

Ciidamada ayaa Horay loogu Amray inaysan ku Milmin siyaasada Balse Farnaajo iyo Taliyayaasha Ciidanka Ayaa u Muuqdo kuwo Go,aankaas dhagaha ka Furaystay.

 

 

Ad
Previous articleWaa Kuma Magaalooyinka Maanta Lagu qabanayo Doorashada Golaha Shacabka ?
Next articleDeg Deg Saadaq Joon oo Dhuusmaareeb lagu doortay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here