Home Wararka Maanta Waa Kuma Magaalooyinka Maanta Lagu qabanayo Doorashada Golaha Shacabka ?

Waa Kuma Magaalooyinka Maanta Lagu qabanayo Doorashada Golaha Shacabka ?

0

Magaalooyinka Muqdisho, Dhuusamareeb iyo Garoowe ayaa maanta waxa ka dhacaysa doorashada xubnaha golaha shacabka BJFS iyadoo goobaha qaar hadaba ay socoto doorashada.

magaalada Muqdisho ayaa lagu dooranayaa 3 Kursi halka Dhuusamareeb iyo Garoowe lagu dooran doono min afar Kursi.

Halkaan kala soco natiijooyinka doorashada.

Ad