Home Wararka Caalamka Toogasho Dadbadan lagu Dilay oo ka dhacday dalka Koonfur Afrika

Toogasho Dadbadan lagu Dilay oo ka dhacday dalka Koonfur Afrika

0

Ugu yaraan 14 qof ayaa lagu soo warramayaa in lagu toogtay baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Soweto ee dalka Koonfur Afrika.

Waxaa sidoo kale toogashadan ku dhaawacmay 10 qof oo kale.

Taliyaha booliska gobolka Gauteng, Elias Mawela, ayaa sheegay in ciidamada dambi baarista ay gaareen goobta uu weerarka ka dhacay oo ah deegaanka Nomzano Tavern oo dhaca duleedka Johannesburg.

Wuxuu intaa ku daray in tiro dad ah ay galeen baarka isla markaana ay bilaabeen inay toogtaan dadkii goobta ku caweynayay

Ad
Previous articleCiidamada Amaanka oo Wali Kawada Muqdisho Howlgalo Soona qabtay burcad Hubeesan (Sawirro)
Next articleWar Deg Deg ah: Galmudug oo laba Magaalo oo Alshabaab Lagu Xasuuqay Degmo u Aqoonsatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here