Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah: Galmudug oo laba Magaalo oo Alshabaab Lagu Xasuuqay...

War Deg Deg ah: Galmudug oo laba Magaalo oo Alshabaab Lagu Xasuuqay Degmo u Aqoonsatay

0

Golaha Wasiiradda Galmudug oo Maanta ansixiyey Degmonimada Magaaloyinka Wisil iyo Baxdo oo Ka kala tirsan Mudug iyo Galgaduud,

Magaaloyinkaan ayaa Ahmiyad uleh Maamulka Galmudug madaama ay ku yaaliin Aaga difaac oo Muhiim ah.

Golaha wasiirada Galmudug ayaa Maanta shirkooda ku yeeshay Magaalada Baxdo Ee Gobolka Galgaduud,

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa Dhawaan Gaaray Magaalada Baxda ee Maantay Degmada loo aqoonsaday.

Baxda iyo Wisil ayaa Ai wayn isaga Caabiyay  Dagaalo ay Kuso Qaadeen Alshabaab Taas oo lagu Jabiyay Ururka Alshabaab Maleeshiyaad Farabadana looga Laayay.

Baarlamaanka Galmudug ayaa La Filayaa in Dhawaan Ay iyaguna Ansixiyaan  Labadaan Degmo si ay Degmooyin Sax ag unoqdaaan

 

Ad
Previous articleToogasho Dadbadan lagu Dilay oo ka dhacday dalka Koonfur Afrika
Next articleWasiirada Galmudug oo anxiyay in Baxdo ay noqoto Degmo ka Tirsan Galgaduud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here