Home Wararka Caalamka Tirada Ciidamada Ruushka ugu Dhimatay Dagaalaka Ruushka oo la Shaaciyay Xili Wali...

Tirada Ciidamada Ruushka ugu Dhimatay Dagaalaka Ruushka oo la Shaaciyay Xili Wali Dagaal Xoogan Socdo

0

Xoghayaha Gaashandhigga UK ayaa sheegay dagaalka Ukraine ay ciidamada Ruushka kaga dhinteen 450 askari.

Bell Wallance ayaa intaas ku daray in ciidamada Ruushka tiradaas dagaalka looga dilay ay ku ogaadeen xog sirdoon oo ay heleen.

“Ruushka wuu fashilmay maxaa yeelay Putin wuxuu isu haystay xoreeye balse rabitaankiisa uma rumoobin weli.” ayuu yiri

Wuxruna intaa ku daray ciidamada Ruushka iney ku hungoobeen qabsashada gigada diyaaradaha ku yaalla Waqooyiga Kyiv.

Dhinaca kale Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenesky ayaa sheegay weerarka uu Ruushka maalinti shalay ahayd uu ku soo qaaday in lagu dilay ugu yaraan 137. wuxuu sheegay dadkaasi iney isugu jiraan askar iyo dad rayid ah.

Ad
Previous articleCiidamada Ruuska oo Gudaha U Galay Caasimada Ukrain(Sawiro)
Next articleNATO Ciidamadamada Jawaabta Deg Deg Bixiya u diraysay Ukrain

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here