Home Wararka Somaliya Galmudug Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo geeriyooday

Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo geeriyooday

0

Gaashanle Sare Xasan Faarax Kaarshe oo loo garan ogaa ‘Xasan Timawayne’, taliyihii hore ee Daraawiishta Galmudug, ayaa Muqdisho ku geeriyooday maanta.

Marxuum Xasan ayaa baryahaan ku xanuunsanaa Muqdisho waxaa lagu xusuustaa hadal dhaxal-gal ah oo ahaa “intii ay Kaneeco inta kugu dhex cunto Gaalkacyo aa u dhiman laheyd, waxaa kaaga kheyr roon inaa furimaha Koonfurta Mudug tagto, Jannada halkaas ayey ka dhowdahay”.

Hadalkaas oo ahaa baraarujin uu dadka ugu iftiiminayay in waqti loo dhinto, ayna fiicantahay inaa dhimato adigoo sharafkaaga difaacanaya, shahiidna aa tahay haddey khawaarijta ku disho.

Ad
Previous articleTaliyihihii Booliska Degmada Xamarwayne oo Ku Dhaawacmay Dagaalka Kasocda Xarunta Gobalka Banaadir
Next articleDowlada Soomaliya oo Soo Afjartay Weerarkii lagu Qaaday Xarunta Gobalka Banaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here