Home Wararka Somaliya Galmudug Taliye Cusub oo loo Magacaabay Saldhiga Dhuusamareeb

Taliye Cusub oo loo Magacaabay Saldhiga Dhuusamareeb

0

Taliska Booliiska Soomaaliaya ayaa Muumin Ciise Maxamuud u Magacaabay Saladhiga Booliiska Magaalada Dhuusamareeb waxaana Xilkaasi laga qaaday Gaashaanle Maxamed Mire Maxamuud.

Taliyaha Cusub ayaa ka mid ah Saaxiibada Gaarka ah ee Xildhibaan Saadaq Joon waxa uuna Muumin horay uga mid ahaa Ciidamada Haramcad.

Isbadalkaan lagu sameeyey Taliska Booliiska Dhusamareb ayaa Horay loo hadal hayey Bila ka hor ayaana sidaan oo kale badal lagu sameeyey.

Ad
Previous articleCali Guudlaawe oo Raysulwasaare Roobe Kala Hadlay Kursiga Fahad Yaasiin(Sawiro)
Next articleGuddiga Doorashooyinka oo Amar la Xiriira Xildhibaanadii lagu Doortay Ceelwaaq Soo Saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here