Home Wararka Somaliya Galmudug Taliyaha Saldhiga Degmada Guriceel oo La Dalacsiiyay(Sawiro)

Taliyaha Saldhiga Degmada Guriceel oo La Dalacsiiyay(Sawiro)

0

Waxaa Maanta Darajada Gaashaanle loo Xiray Taliyihii Booliska Degmada Guriceel Gaashaanle Cismaan Cali Hudeey kana Dalacay Kabtan.

Munaasabad kooban oo lagu Qabtay Xafiiska Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Galmudug.

 

Oo joogeen Taliyasha Booliska Degmooyinka Galkacyo, Caabudwaaq,Matabaan, Iyo Taliyaha CID gobalka Galgaduud Ayaan loogu Hambalyeyay laguna Dhiirigaliyay Gaashanle Cismaan Shaqada Adag ee uu Bulshada u Haayo.

Ad
Previous articleWasiir iyo 3 Musharax oo kale oo wax kayar Saacad gudeheed lagu Doortay Magaalada Muqdisho
Next articleMaleeshiyaad Hubaysan oo xirtay Wadada isku Xirta Cadaado iyo Dhuusamareeb iyo Faahfaahin Kasoo Baxaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here