Home Wararka Somaliya Galmudug Taliyaal Ciidan oo Booqday Mid ka mid ah Xarumihii Lagu Jabiyay Alshabab...

Taliyaal Ciidan oo Booqday Mid ka mid ah Xarumihii Lagu Jabiyay Alshabab ee Galmudug(Sawiro)

0

Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Mudug G/dhexe Cali Muuse Maxamuud oo ay wehliyaan Taliyaasha Saldhigyada Gaalkacyo, Hobyo iyo Taliyaha Mareeniska ayaa booqday Fariisimaha Ciidamada Daraawiishta iyo Degaanka ee ku sugan duleedka Wisil.

kuwaas oo Saraakiisha Ciidamada kula dardaarmay adkaynta Difaaca iyo Xooraanka xogta Argagixisada.

Kormeerkaan saraakiisha ayaa kusoo aadaya in xili madaxweynaha Dowladda federaalka uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah kooxda Al-shabaab, kaas oo dalka dagaal looga saarayo.

Ad
Previous articleBaarlamaanka Soomaaliya oo Maanta doortay Guddiga dib u EEGISTA Dastuurka
Next articleBaarlamaanka Soomaaliya oo Fasixiisa Koowaad Galay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here