Home Wararka Maanta Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta doortay Guddiga dib u EEGISTA Dastuurka

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta doortay Guddiga dib u EEGISTA Dastuurka

0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta doortay Shanta xubnood ee uga mid noqonaya Guddiga Dib u eegista Dastuurka.

Xubnaha la doortay ayaa kala ah, Xildhibaan Xuseen Iidow ayaa ku soo baxay cododka ugu badan oo 124 cod.

Afarta Xildhibaan ee ku soo baxay doorashada ayaa kala Cali Xoosh, C/llaahi Carab, Mohamed Hassan Waliid iyo Mohamed Abdirahman Xeyle.

Ad
Previous articleVilla Soomaaliya oo Shaacisay Sababta Xasan Shiikh u aaday Garowe
Next articleTaliyaal Ciidan oo Booqday Mid ka mid ah Xarumihii Lagu Jabiyay Alshabab ee Galmudug(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here