Home Wararka Maanta Tahriibayaal ah oo ay soomaali ku jiraan oo lagu xiray xabsi ku...

Tahriibayaal ah oo ay soomaali ku jiraan oo lagu xiray xabsi ku yaala Degmada CHIBOMBO

0

57 Tahriibayaal ah oo ay soomaali ku jiraan oo lagu xiray xabsi ku yaala Degmada CHIBOMBO ee dhacda bartamaha dalka Zambia

Madaxa xiriirk Dadweynaha ee laanta booliska Namati H. Nshinka ayaa warbaahinta u Sheegay in tahriibayaasha ay qabteen ay isugu jiraan 54 Ethiopian iyo 3 soomaali ah kuwaa oo sharci la,aan uga talaabayay gudaha dalka Zambia iyago ku wajahna dalka koonfur Afrika.

Tahriibayasha Ethiopianka iyo Soomaalida ayaa la sheegay in ay saarnayeen gaari nooca xamuulka ah ee truck oo ay isku qariyeen waxaana qabtay booliska xili ay ka gudnayeen bar koorntarool

Maalimaha soo socdo ayaa la filayaa in ay maxkamadd kasoo muuqdaan muhaajiriinta

Si kastaba dalalka Tanzania Zambia Mozambique iyo Zimbabwe xabsiyo ku yaala waxaa ku jira tahriibayaal baden oo soomaali ay ku jiraan kuwaa la xiray xili ay dalalkaas kasoo gudbayeen iyagoo kusoo wajahan dalkani koonfur Afrika

 

Ad
Previous articleAlshabaab oo Go,doonkii Ka Qaaday Baydhabo kadib Wadahadalo ay lagaleen…..
Next articleLaftagareen oo isku shaandhayn ku sameeyey Wasiirada Koobfurgalbeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here